1960 sideey somali wax u qeybsatay


 1960-1964 Dalku wuxuu yeeshay Dowlad cusub, waxaa midoobey Koofur & Waqooyi dowladii 1956 ee aheyd 6 wasiir kaliyah waxeey noqdeen 13 Wasiir waxaana loo kala qeybsadey sidaan:


Daarood = 4 Wasiir iyo Raysalwasaare

Hawiye =   4 Wasiir iyo Madaxweyne

DIR = 3 Wasiir

Raxanweyn = 2 Wasiir


Hawiye:

1. Wasiirka Arimaha Dibadda 

Abdulaahi Ciise Mohamuud -Habargidir


2. Wasiirka Caafimaadka & Shaqada 

Sheikh Ali Jmcaalie -Xawaadle


3. Wasiirka Warfaafinta

Ali Mohammed Hiraawe - Abgaal


4. Wasiirka Cadaalada 

Maxamuud Ahmed Mohamed - Abgaal


DAAROOD

1. Wasiirka Arimaha Gudaha

Abdirizak Haji Hussein - Majerten 


2. Wasiirka Tacliinta

Ali Garaad Jama -Dhulbahante


3. Wasiirka Warshadaha & Ganacsiga 

Sheikh Abdulle Mohamud - Marixaan 


4. Wasiirka Soomaalida Maqan

Osman Mohammed Ibrahim - Ogaadeen


DIR

1. Abdi Hassan Buuni

Raysalwasaare/Xigeen - Gadabursi


2. Mohammed Ibrahim Cigaal 

Wasiirka Difaaca - Isaaq 


3. Ahmed Haji Ducaale

Wasiirka Beeraha- Isaaq


RAXANWEYN 

1. Abdulkaadir Zoobe

Wasiirka Maaliyadda - Diisoow


2. Abdinoor Mohammed Hussein

Wasiirka A/Bulshada isgaarsiinta- R/Weyn

Comments