10 gobol ee ugu baaxada weyn somaaliya

1. Gobolka BARİ ayaa ah gobolka ugu weyb somaliya asagoo cabarkiisa lagu qiyaaso 70,088km2 gobolkaan waxa uu ku teedsan yahay xeebta indiya gobolkaan waxaa uu ka mid yahay gobolada beri ee wadanka. 2. Gobolka MUDUG waa gobolka 2aad ee ugu weyn asagoo bedkiisa lagu qiyaaso 70,000km2 gobolka ayaa xuduud la leh dalka itoobiya iyo xeebta indiya gobolkaan ayaa ku jira gobolda dhexe ee wadanka. 3. Gobolka GEDO waa gobolka 3aad ee ugu weyn somaaliya asagoo bedkiisa lagu qiyaaso 60,389 bobolkaan ayaa waxa uu xuduud la leeyahay itoobiya iyo kenya waxaana gobolkaan wxaa uu ka mid yahay gobolada koofureed ee wadanka. 4. Gobolka SANAAG waa gobolka 4aad ee ugu weyn somaliya asagoo badkiisa lagu qiyaaso 54,231km2 gobolkaan ayaa waxa uu ku teedsan yahay bada cas gobolkana waxa uu ka mid yahay gobolda waqooyi ee wadanka. 5. Gobolka GALGADUUD waa gobolka 5aad ugu weyn somaaliya asagoo badkiisa lagu qiyaaso 46,126km2 gobolkaa ayaa waxa uu xuduud la leeyhay itoobiya iyo bedweynta indiya sida gobolka mudug oo kale gobolkaan ayaa waxa uu ka mid yahay gobolda dhexe ee wadanka. 6. Gobolka SOOL waa gobolka 6aad ugu weyn somaaliya asagoo badkiisa lagu qiyaaso 39,240km2 gobolkaan ayaa wxaa ku teedsan yahay badacas sida gobolka SANAAG oo kale gobolkaan waxa uu lamid yahay gobolada waqooyi ee wadanka. 7. Gobolka BAAY waa gobolka 7aad ee ugu weyn somaaliya asgoo badakiisa 35,1562m2 gobolkaan ayaa waxaa uu xuduud la leeyahay gobolka itoobiya gobolkaan waxa uu ka mid yahay gobolada koonfureed ee wadanka. 8. Gobolka HİİRAAN waa Gobolka 8aad ee ugu weyn somaliya asgoo bedkiisa lagu qiyaaso 31,510km2 waxa uuna xuduud la leeyhay itoobiya gobolkaan waxa uu ka mid yahay gobolada dhexe ee wadanka. 9. Gobolka TOGDHEER waa gobolka 9aad ee ugu weyn somaaliya asagoo bedkiisa lagu qiyaaso 30,426km2 waxa uuna xuduud la leeyahay itoobiya gobolkaaan waxa uu kamid yahay gobolada waqooyi ee wadanka. 10. Gobolka BAKOOL waa gobolka 10aad ee ugu weyn somaaliya asagoo badkiisa lagu qiyaaso 26,926km2 gobolkaan waxa meelna xuduud lama laha gobolkaan waxa uu ka mid yahay gobolada koonfureed ee wadanka.

Comments