Warbixin ku saabsan somalia


 SOMAALİYA waa wadan dhaca waqooyi bari qaarada AFRİKA wadankaan ayaa leh xeebta 2aad ee Africa ugu dheer. Somalia waxeey ka kooban tahay 18 Gobol, waaxana mara labo wabi oo kala ah JUBBA iyo SHABEELE, labada wabi waxa ay maraan gobolada koonfureed iyo gobolka HİİRAAN oo kamida gobolda dhexe sidaas darteed gobolada koofureed ee wadanka waxaa loo tixgaliyaah gobolada ugu qeyradka badan ee wadanka madama eey beeroleey yahiin sidoo kalena xoolo dhaqato yahiin,Wadankaan ayaa dadkooda ku tiirsan yahay wax soo saarka beeraha iyo xoola dhaqashada. Somalia waxeey xurnimo qaadatay 1960 waxeyna xurnimada ka kala qaadatay wadamanka kala ah TALYAANİ, FARANSİİS iyo İNGARİİS, waxaa jira wax loo yaqaano SOOMAALİWEYN ama 5`ta SOMAALİ sida xidigta calankaba ku xusan 5`tan qeyb ayaa kala ah SOMALİDA JİBUUTİ oo ayaga hada wadan ah, SOMALİDA WAQOOYİ oo ayaga hada loo yaqaan SOMALİLAND, SOMAALİ GALBEED oo ayagana hada loo garan ogahay KİLİRKA SHANAAD,  NFD oo hada loo hada ka tirsan dalka KENYA, halka qeybta soo hartay ee tahay somalida hada ee BARİ gobolda dhexe iyo kuwa KOONFUREED isku yahiin.


Comments