Maxaad ka taqanaa ULEEX Faarax



 ULEEX asalhaan waxa uu ka soo jeedaa gobolka hiiraan waxa uuna heeb ahaan ka soo jeeday beesha Xawadle. Waxa uu ahaa hogaamiye hogaaminayay beesha hawiye, waxa uuna nolaa qanigii 18 ilaa 19 aad, Homiyahaan waxaa saldhig u ahaa Beledweyne, Balanbale, Ilaa shilaabo. Uleex faraax waxa uu dhashay 1771 waxa uuna ku dhashay wadiga Ulasan  waxa uuna ku dhintay magalada jawiil 1893, Sida la sheego 122 ayuu gaaray Uleex faarax, Ninkaan sababta uu hogaamiye u noqday ayaa la sheegaa ineey aheed inuu kulansaday 2 arin ooy dadku badanaa isla helin aan ku hor maro tan kobaad waxa uu ahaa nin aana garta laga helin oo aftan ahaa oo yaqaana hadlka meesha la rabo sida loo dhigo, sidoo kale waxa uu ahaa nin dagalihiyan ah oo maalinta xaladu xumaato dib loo soo eego, ULEEX  marka aftahanimadiisa laga hadlaayo ayaa waxa la soo qaataa qiso cajiib, Uleex gabdhahiisa mid kamida waxaa qabay nin Ogadeen ahaa marka Daroodkii waxa aay ku tashteen in uleex maanta geed lagu xiro oo dood lala galo loogana adkaado kadib beshii darood waxeey soo wateen wiilkii uu sodoga u ahaa Uleex, doodii waxaa furay wiilkii waxa uuna yiri Uleexo gabartadii oo waxii loo guursaday laga wayay kwran, Uleex faarax baa waxa uu yiri madhow hooyadeed baan ku hubaaye makuu furaa ayada, beshii darood iyo wiilkiiba waa is ceebsadeen waxeyna keenen xilo iyo raali galin. Taas waxa ay ku tuseysaa inuu aftahan ahaa.

Marka laga hadaalyo Uleex faarax geesninimadiisii ayaa waxaa la sheegaa inuu qolyaha Darood uu kaligii heshiis nabadeed u doontay kadibna ka soo diideen waliba faraskiisii ka reebteen, Uleexna iska soo laabtay, odayashii darood inteey isku noqdeen beey ogadeen ninka eey nabada ka diideen faraskiisa qaateen inuu Uleex yahay uusana fadhin doonin kadin faraskiisii iyo faan madoori oo rali galin ah beey u keeneen halkaasa ku raali galiyeen. taas oo ku tuseysa inuu  yahay nin aana dagalkiisa loo babac dhigi kerin

Comments