5 ka magaalo oo ugu dadka badan Somaliya

1. Magalada Muqdisho ayaa ah magalada ugu dadka badan uguna hormarsan Somaaliya sidoo kale waa casimada Somaaliya dadkeeda ayaa lagu qiyaasaa celcelis ahaan 5M oo dad ah ma jiro tiro koob sax ah ah lkn waa ixtimaalka hada la haayo. Magaladaan wxaeey dhacdaa koonfurta somaaliya waana magaalo xebeed.
2.magalada 2aad ee somaliya ugu dadka badan waa magalada dhcada waqooyiyga somaliya ee Hargeeysa ayadoo dadkeeda lagu qiyaaso 1.7m oo dad ah magalaad waa casimada labaad ee somaaliya iyoo sidoo kale magaalo madax u ah Gobolka waqooyi Galbeed.
3:- magalada 3 aad waa magalada BELEDWEYNE magaladab ayaa dhacda bartamaha somalia magaladaan ayaa dadkeeda lagu qiyasaa 1.2M oo dad ah magaladan wabiga dhexmaro  ayaa loo tixgaliyaavineey tahay Caasimada 4 aad ee wadan iyo magalada 3 aad ee ugu badka badan wadanka.

 
4 magalda 4aad ee somaliya ugu dadka badan waa magalada boorama ayadoo dadkeeda lagu qiyaaso 1.1m oo dad ah magaladaan waxaa loo tixigaliyaa ineey tahay magalada ugu qabowga badan somaalia waxaan caasimada gobolka awdal, sidoo kale magalada waxaa lagu amaa ineey tahay mgaalo dadkeedu wax barteen waana magalada labaad ee somalia aqoonta loo raadsado marka laga soo tago muqdisho. 


5.magalada 5aad waa magalada KISMAAYO oo dhacda koonfurta somalia somalia magaladaan ayaa dadkeeda waxaa lagu qiyaasaa 840k oo dad ah magaldaan ayaa waxeey caadimas u tahay maamulka jubaland, sidoo kale waa  magalada 5 ee ugu dadka badan iyo caasimada 3 aad ee wadanka.

FIIRO GAARA. Marka laga soo tago MUQDISHO,HARGEYSA IYO BELEDWEYNE, magalooyinka kale waxaa ka tagan dood taas oo ah ineey jiraan magalooyin ka waweyn ineey jiraan sida BURCO,  GARAWE, BAYDHABO,  BOOSAASO, GAALKACYO, magalooyinkaan iyo kuwo kale oo badan ayaa dood laga keenaa.

Comments