![]() |
Aan u imaano shaqada 1 aad taas oo ah shaqada ugu
badan ee somaliya laga qabto waana shaqda loo yaqaano (Own business'ka) ama
gacaniga gaarka loo leeyahay kuwaas waxaa ka mid ah, DUKAMANKA, MISISKA
QURAADTA, MIISASKA KABADA, WAX BEERASHADA, IWM.
madama eey dhaliyada wayeen
shaqo waxeey isku dayaan shaqo eey ayaga leeyahiin ineey sameyntaan taas ayaana
keentay ina shaqada ugu badan ee somaliya laga qabto ineey noqoto shaqooyinka
gaarka loo leeyahay.
Aan u imaano shaqada 2 aad taas oo ah shaqooyinka dowliga
ah. shaqooyinkaa badanaa waxaa lagu helaa qabiil ama garabeyshan waa shaqooyin
eey adagtahay in la helo, shaqooyinkaan ayaa hada mushaarkooda u dhexeeyaa 700$
ilaa 1500$ dadkaan ayaa badanaa ka howl galo xafiisyooyinka dowlada sida
EELABOORKA, DAKADA, XAFIISKA DHALADHADA IYO SUGNAANTA, XAFIISKA WASARADA WAX BARASHA
IWM.
shaqada 3 aad oo ah shaqada ugu dhibka badan uguna mushaarka badan waa
ciidanka, dhaliyada somaliyeed badankood ciidanka waxeey u galaan ineey ka
baxaan shaqo la,aan askiga qaranka difaa waxuu qaataa 200$ in kastooy taliyaasha
lacag ka badan intan eey qaataan hadana aska mushaarkooda ugu badan waa midka
aan kor ku soo xusnay. ma jirto shaqo 4 aad oo hadaad somalia imataa aad qaban
kartaa.

Comments
Post a Comment