Ma garaneysaa sababta somalia loo adoonsan wayay sida madowga kale


Sida la wada ogyahay reer Yurub markeey soo galeen qarada Africa oo qabsadeen waxeey bilaabeen ineey dadka madowga ah qaadan ooy geeyaan Wadamankooda si aay beeraha ugu fashaan oo ugu xamashaan, lakiin markeey soo galeen somaliya waxeey la kulmeen dagaal culus ayagoo watay markaas qoryo casri ah. Dadkii somalida marnaba raali kama noqon in wadankooda leyska soo galo  Ragii aadka uga hortay waxaa kamid ahaa SAYID MAXAMED CABDUULLR XASAN oo dhan waqtooyi kula dagaalamay ingariiska, SHIIQ XASAN BARSANE iyo INDHO CEEL DAAMEY oo koonfurta kula dagalamay talyaani,  Kadib dagaalo adag ooy wajaheen gumesteyashii reer yurub waxeey fahmeen in dadka somaliyeed Rabayad gali (yacni aan la gumeysan karin) oo hadii yurub la geeyo eey ka baqeenba i eey dilaan dadka gadan doona oo adoonsan doona, gabi ahaanba weey waxeey isku raceen in aan la wadi karin somalida halka Afrikanta kale eey adoonsadeen. Waana sababta ugu weyn eena somalida loo adoonsan,  Somalidu waa dad mayal adag oo hadal kulul waana dad dagaal badan oo 5 qani ka badan dagalamaya, reer yurub markeey arkeen dhaqanka somalida weey ku dhiiran wayeen ineey wataan oo adoonsadaan.

Comments